komishanka xakamaynta HIV/AIDS-ka ayaa saaka wacyigalin ballaadhan ka sameeyay magaalada hargeysa

0
56
komishanka xakamaynta HIV/AIDS-ka ayaa saaka wacyigalin ballaadhan ka sameeyay magaalada hargeysa,halkaas oo ay wacyigalin ugu qabteen ardayda Salaama school Qaybta hablaha ee hargeysa,.
Barnaamijkan wacyigalinta ah oo uu hogaaminayay agaasimaha wacyigalinta iyo abaabulka komishanka xakamaynta HIV/AIDS-ka Maxamed X.Yaasiin Siciid iyo qaar ka mid ah hawlwadeenada wacyigalinta ee komishanka xakamaynta HIV/AIDS-ka ayaa si ballaadgan u wacyigaliyay ardayda Salaama school Qaybta hablaha magaalada hargeysa iyagoo si qoto-dheer ugu sharraxay ardayda siyaabaha kala duwan ee uu u fido xanuunka HIV/AIDS, sida bulshadu isugu gudbiso iyo siyaabaha looga hortagi karo……..