Taliyihii ciidanka Qaybta Gobolka Saaxil Oo La Bedaly iyo ku xigeenkiis +Tiro Kale Sarakiil Ciidan Ah Oo La Bedelay

0
319

Taliyihii ciidanka Qaybta Gobolka Saaxil Oo La Bedaly iyo ku xigeenkiis +Tiro Kale Sarakiil Ciidan Ah Oo La Bedelay

Berbera (Ceelgardinews.com) Warar Hor dhac oo helayso shabakada ceelgardinews.com ayaa sheegay in Taliyihii ciidanka Qaybta Gobolka Saaxil Gaashale dhexe  Mursal Warsame Sugule loo bedelay Gobolka Saraar .waxa kale oo wararku intaasi ku darayaan in taliye ku xigeenkiisi loo bedelay Oodweyne

Madaxii hawlgainta ciidanka gobolka saaxil Mawliid la bedelay waxa kale oo xoguhu tibaaxayaan in taliyaasha iyo ku xigeenada gobolka saaxil laga bedelay ay gaadhayn 70 dobataneeyo

 

Taliyaha qaybta ee lagu bedelay mursal warame sugule ayaa ah taliye laga soo bedelay gobolka maroodi jeex magaciisa la yidhaa

 

 

Wixii kale ee war ah ee intaa ka soo kordha waxa aad kala socon doonta wararkayga danbe