War Deg Deg Ah Guddomiyihii Ururka Haweenka Now- Ee Gobolka Saaxil Saado DHeer Xoriyadii Maxkmada Ciidamada qalabaka U Soo Celisay

0
246

Berbera (Ceelgardinews.com) War Deg Deg Guddomiyihii Ururka Haweenka Now- Ee Gobolka Saaxil Saado Jaamac Aadan (DHeer)

Xoriyadii Maxkmada Gobolka Ciidamada qalabka sida Xoriyadeedi dib ugu U Soo Celisay ka markii wax dabi ah oo ay gashay ku wayday .waxaan sidaa maxkmada gobolka maroodi jeex kala noqotay dabigii lagu soo oogay iyadoo wax cadayna ah oo buuxada la horkeeni maxkmada gobolka maroodi jeex

 

 saado

Marwo saado jaamac Aadan (Saado DHeer) Ayaa mudo laba bilood iyo 21 habeen ah ku xidhayd jeelka wayn ee magaalada hargaysa markii ciidanka R.R U gurigeeda kala soo baxeen goor habeen nimo ah

 

 

Waxa sidaasi shabakada wararka ee Ceelgardinews.com u Xaqiijiyay mid ka mid ah eheladeeda oo markii la siii daayay shabakda kula soo xidhiidhay khadka telphone