WAXAANU DIYAAR U NAHAY IN CALI KHALIIF GALEYDH UU MAANTA SOMALILAND MADAXWEYNE KA NOQDO ” BOQOR BUURMADOW + MUUQAAL.

0
337

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland  ayaa isaga oo ku sugan dalka Imaaradka carabka waxaa uu sheegay in ay bulshada Somaliland ay maanta diyaar u yihiin isla markaana ay soo dhaweynayan in uu madaxweyne dalka ka noqdo Cali Khaliif Galeydh madaxweynaha maamulka Khaatumo