London(Ceelgardinews.com) Xildhiban Saleeban Cawad Cali (Bukhaari) oo ah Mudan ka Tirsan Golaha wakiilada Somalialnd ayaa ah Xildhiban Gacan Wayne ka Gaystay Magacaabista Gudomiyaha Maxkamada Sare Somalia Ibraahim Iidle Saleeban oo Maalmo ka Hor iska Casilay Xilkii uu u hayaya Xukumada Siilanyo oo uu ahaa Garyaqaanka Guud Ee Dawalada Somaliland oo ilaa hadan aan Madaxwayne Siilanyo Ka Aqbali Iscasiladiisa ayaa isla manta oo Magacaabay Gudomiyaha Maxkamada Sare somalialnd oo aan Wali La Horgaynin Barlamanka Dawalada Somalia oo aan ilaa Hadan la Ogan in ay Aqbali doonan iyo in kale
Hadaba Xildhiban Bukhaari ayaa ah Diilalka siyaasadeed ee xidhiidhiya Madaxwaynaha Somalia iyo Gudomiyaha Ee Maxkamada Sare Somalia Ee Uu Magacaabay Madaxwaynaha Xasan Shiekh oo Door muuqda ku lahaa in oo Magacaabo Xilkaas Gudomiyaha Maxkamada Sare Somalia Waxaana la sheegay in Xildhibana Bukhaari uu Xidhiidh Dhow la Leeyahay Masuulin ka Tirsan Xukumada Somlia oo ka mid yahay wasiirka Dekada Somlaia Nuur Farax iyo Xildhiban Foosiya Yusuf X Aadan Waxaan Door ku leeyahay Shakhsi kasta oo ka soo Jeeda Beesha Habar Yoonis oo Somalialnd jooga in Halkan ka Dir si uu Halkaasi ugu Shaqo tago Xildhibaan Bukhaari oo ah Xildhiban ka Tirsan Golaha Wakiilada Una Dhaartay in uu Daacada u yahay Dalka iyo Diinta ayaa Waxaa uu sameeyeeya Khiyaamo qaran oo Cad oo Xilkan ku Waayi karo Xadhigan ku mutaysan karo
Waraaqdii iscasilada ee soo Diray Garyaqaanka Guud ee qaran Somaliland Ibraahim Iidle Saleeban ayaa Waxaa uu ku soo Hagaayiya Xildhiban Bukhaari si uu uga soo dhameeyo madaxwaynaha in uu ka aqbalo iscasiladiisa si Dhakhsan ah uu ugu dhameeyo Iscasilaadisa Xildhiban Bukhaari isaga oo oga in uu tagaayo Somalia ayuu hadan hawashan u galaya Waa Cadaymaha ilaa hadaa loo hayo in lug ku leeyahay Tagi Somlialnd ee Garqayaani kii Guud Qaranka somalialand Xilkan loo Magacaabo
Xildhiban Bukhaari Waxaa kale oo lagu xusuustaa in Qayb Wayne ka Qaatay Magacaabistii Gudomiyaha Banka Somaliland Cabdillaahi Xaaji Jaamac Cali ayaa ah Guddoomiyahii bangiga dhexe Dawlada Xamar ama Soomaaliya isaga Xilkaas Cabdillahi Xaaji Jaamac Cali Qabtay bilawgii Dawladii Sheekh Shariif Sheekh Axmed markii ay hogaaminta dalada Xamar qabtay Ilaa Horaantii Dawlada uu Madaxweynaha Ka yahay Xasan Sheekh Maxamud Ee Xamar,
Xildhiban Bukhaari ayaa u muuqad inuu muxubo uqabo midaw Somaliyeed oo dib ucurta iyo hamigiisa Somaliweyn oo banaanka usoo baxay
Hadaba Xildhibaan Bukhaari Waa Shakhsi aan Marnaba lagu Aamin Karin Qarankan Somalialnd Guryahay Tirada Badan ee Uu Ka Bineeyaya Magaalada Hargaiasa Xildhiban Bukhaari ayaa ah Qaar uu ku helaya Dilaala Siyaasada ee Somalialnd iyo Somalia
Axmed Haaji Siciid
london Uk