12 ka mid ah suxufiyinti xidhnaa ayaa dib xoriyadoodi u helay halka wali 3 kale sii xidhan yihiin

0
244
Hadda ayay xoriyadooda dib u heleen dadaal badan kadib 12  ka mida saxafiyiintii xidhnaa.
Maxkamadda gobolka Maroodi jeex ayaa saaka sii deysay saxafiyiintan .
Ururka Solja iyo xildhibaanada golaha wakiiladda oo uu hogaaminayo Xildhibaan Raamboo ayaa hawshaa ka hawl galay .
Waxaana xabsiga weli ku hadhsan saxafiyiinta kala ah .
Maxamed Cabdi Ilig
Cabdijibaar maxamed Xuseen
Cabdiraxmaan Cali Khaliif .