» Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalacsiiyay 140 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka

0
280

Hargaysa (Ceelgardinews.com) -Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa darajooyin dalacsiin ah siiyay 140 sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka.

1

Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo ka soo baxay taliska ciidanka qaranka, haddana warar uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in saraakiisha la dalacsiiyay ay u dhexeeyaan kabtan ilaa gaashaanle sare, waxaana la siiyay darajooyin kala duwan oo ay ku dalaceen.

Sidoo kale ciidamada badda iyo waaxda socdaalka, ayaa iyagana saraakiil ka tirsan waxa la siiyay darajooyin dalacaad ah.

Xigasho Wargasayska Geeska Africa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here