Xafiiska Shirada Isgaadhsiinta   Somtel Ee Berbera Oo Qaadashada Sim Cards Safaf DHaadheer Loogu Jiro iyo Sababaha Keenay Halkan Ka Akhri

0
362

Berbera (Ceelgardinews.com) Xafiiska Shirada Isgaadhsiinta   Somtel Ee Berbera Oo Qaadashada Sim Cards Safaf DHaadheer Loogu Jiro iyo Sababaha Keenay Halkan Ka Akhri

Xafiiska Shirada Isgaadhsiinta   Somtel Ee Berbera ayaa bulshada isticimaasha Moblie Gacan Ee magaalada berbera ugu jiraan Kuyuu iyo Safaf Dhaadheer  labadii bilood ee ugu danbeeyay Qaadashada kaadhka shirkada isgaadhiista somtel

Waxaana aad ku arkaysa hadii aad bookhato xafiiska somtel ee magaalada berbera mashquul badan oo ka taagan xafiiska  somtel iyo bulshadii oo si laba filaan ah u qaadanaya sim card somtel

Waxaana  kor u kacay isticimaalka sim card shirkada somtel guud ahaan gobolka saaxil  “

Arintaasi oo aanu waxa ka waydiinay madax suuq gaynta ee shirkada somtel Khadar cabdi casowe iyo sababta keentay waxa uu noo sheegay in maamulka guud ee shirkada somtel wax ka bedel ku sameeyen Numbers  shirada somtel guud ahaanba somaliland arintaasina ayaa dhalisay suuqa intan leeg inuu u soo kordho shirkada somtel .waxaanu xusay in arinta mashuulku ka jirin gobolka saaxil oo kaliya ee guud ahaanba xarumaha shirkada somtel suuq badan oo xawli ah u soo kordhay waxaanu intaasi ku daray inay arintani tahay arin ilaahay loogu mahada noqo “

Waxa xusid mudan in shirada isgaadhsinta ee somtel hore u haystay suuqa internet ee gobolka saaxil guud ahaanba hadii arinta mobile gacantuna ugu darsanto ay tahay suuq labaad oo u soo kordhay

Mubaarik Cismaan Siciid (Mubaarig Nirig )

Saaxil181@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here