0
690

 

iftiimin iyo Xog-Ogaalnimo maalmihii ugu danbeeyay waxa somaliland si weyn looga hadal hayaan Arinta ku sahabsan wershada sibidhka berbera ee ku dhawaad 31 sano fadhida in Ganacsade #ina #aw #siciid doonayo inuu maalgalin ku sameeyo wershadaasi .Hadaba waxaan jeclaystay inaan bulshada la wadaago sida ay wax u jiraan Arintu sidaa maaha
Ganacsade ina Aw siciid Oo Ah Mulkiilaha Shirkada #M .#s .#G Ee Heshiiska la galay Raysut Cemet Companay .
waxa weeye ujeedkooda koobad oo xukumada somaliland ka rabaan Oo waydiisayaan in la siiyo Ruqsad hirgalinta warshed sibidh Oo #Cusub .
Sida Ganacsade #Dahab #Shiil loo siiyay Ruqsada uu ku dhistay #Haamo #Shidaal oo Shaqsi u lee yahay Ee Arinta ku sahabsan wershadii sibidhka ee hore ina aw siciid iyo shirkadiisa doonaysa waxba kama jiraan sidaa bulshada somaliland iyo Ganacsadii hore wershada sibidhka la siiyay hawla socdaan uu
Qaybta ka ahaa Ganacsade #Dahabshiil .
Ganacsiga somaliland waa xor oo ma jiro sharci cid gaara wershado iyo ganacsiyo kooto ugu xidhayaa .
waa la tartamayaa ee cidii wadanka maalgalin u wadaaba badka ha timaado

Wariye mubaarik nirig

Saaxil181@gmail.com

0634440181

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here