9-ka midda muruqmaalka Dekedda Berbera oo muddo 14 maamlood ah ku xidhan xabsiga

0
414

9-ka midda muruqmaalka Dekedda Berbera oo muddo 14 maamlood ah ku xidhan xabsiga Berbera, muruqmaalkan ayaa xadhigooda ay amreen maamulka Dekeda Berbera, oo ay hore uga cawdeen muqurmaalkani.

Muruqmaalkan waxa xadhigooda lala xidhiidhinaya cabasho ay warbaahinta u mariyeen 19.12.2021 maamulka Dekeda iyo maamulka geelaha.
Waxaan ugu baaqaynaa laamaha cadaalada in ay nimankaas 14-ka cisho u xidhan rayigooda maxkamad lagu horkeeno xoriyadoodana loo soo celiyo.

F.g. ururka geelayaashu waa urur madax banaan oo aan ka mid ahayn shaqaalaha maamulka Dekeda.

Magacyadda muruqmaalka xidhan

1.khadar Haybe Maxamed
2.Salebaan Quule
3.Ismaciil Gamuute
4.Hayaan Cumar Maxamed
5.Cismaan Xashi
6.Saleban Cabdi Nuur
7.Ibrahmin Maxamed Adan Caano
8.Cabdi Cali jagac
9.Cabdi Maxamed Faarax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here