Sweden (Ceelgardinews.com) Prof: Axmed Ismaciil Samatar oo Xukuumada Somaliland Si Kulul Ugu Dhaliillay Gudida Ictiraaf Raadinta & Qaabka Ay U Shaqeynayaan Saluugna Ka Muujiyey Dadka Loo Magacaabay Gudidaa. Kulan uu La Qaatay Jaaliyadaha Somaliland Ee Dalka Sweden,


















