“Abti-nimo Cod Ha Ku Bixinina Reer Salaxleeyoow, Inanka Abtiga U Ahaydeena Maalintii Uu Ku Fiicnaa wuu Soo Dhamaystay,..’” Muj Xamarje

0
304

Berbera(Ceelgardinews.com)”Abtinimada, Cod ha ku Bixinina Reer Salaxleeyow, Nin walba meeriska nolosha meel-buu ku wanaagsan yahay Aniga waxa laga yaabaa maalmihii Dagaalka waan ku fiicnaa, Lixlaa kuu Ficnaa Maxamed Kaahin baa ku fiicnaa rag doora ku fiicnaa, maanta-se Dalkani dagaal kale ayuu ku jiraa waxa uu  ubaahan yahay Waa Ictiraaf Maanta Cid caalamka ina Barta ayaynu Ubaahnahay Umalayn maayo ninka Cabdiraxmaan la tartamayaa in Uu ahaan Doono Nin ictiraaf keena laakiinse maalintii uu Ku Fiicnaa inankaa abtiga u Ahaydeen wuu Soo dhamaystay,.”  Muj. Axmed Xamarje

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here