Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada JSL ayaa si rasmi ah u wareejiyay Xilkii + video

0
299

Agaasimaha Guud ee wasaarada Duulista iyo Hawada Cumar Zayid Cabdilahi ayaa si rasmi ah xilkii ugu wareejiyay Maareeyaha hay’adda Duulista ka dib markii loo magacaabay Agaasimaha Guud ee wasaarada Gaadiidka iyo wadooyinka.

Agaasime cumar oo wax qabad la taaban karo ka qabtay wasaarada duulista iyo hawada

Halkan ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here