Akhri :- Nooca Uu Yahay Amarkii Ugu Horeeyay Ee Uu Bixiyey Donald Trump Isaga Oo Madaxweyne Ah

0
279

USA ( Ceelgardinews.com ) :- Donald Trump ayaa qaaday tallaaabadii ugu horeysay isigoo ah

madaxweyne, wuxuu saxiixay amar ah in is bedel lagu sameeyo ceymiska caafimaadkaa ee Obama uu aasaasay.

Laamaha uu amray wuxuu u sheegay inay yaareeyaan dhaqaalaha dulsaaran ceymiska oo loo garanaayo Obamacare.

Hadal uu shalay ka jeediyay xafladdii dhaarinta, wuxuu sheegay inuu “dadka Amerika uu mudnaanta siinaayo”.

Wuxuu ballan qaaday “inuu wax la qabanaayo shirkaadaha Mareykanka ee “la deyriyay”.

Hase yeeshee, waxaa la filaayaaa in qiyaastii 200 kun oo qof inay ka qeybgalaan isu soo baxa dumarka ee Washington ka dhicidoono.