AKHRISO NUXURKA QORAAL AY SI WADO JIR AH UGU GUDBIYEEN MAXKAMADA GOBOLKA SAAXIL Gudida Nabada Galyada Gobolka Saaxil iyo Nuxurka Qoraalkaas Xanbaarsanaa

0
379

Berbera (Ceelgardinews.com)AKHRISO NUXURKA QORAAL AY SI WADO JIR AH UGU GUDBIYEEN MAXKAMADA GOBOLKA SAAXIL GUDDI KU SHEEGA NABAD GALYADA GOBOLKA SAAXIL, TAAS OO AY KU DALBANAYEEN BIL XADHIG AH OO JEELKA BERBERA LOO GEEYO SADDEX WARIYE OO AFAR MAALMOOD SALDHIGA DHEXE UGU JIREY CADAALAD DARI+MAXKAMADA GOBOLKA SAAXIL OO GANAFKA KU

GARAC

Gudida Cadaalada Ee soo Qoray Qoraalkaasi Waa Shakhsiyaada Aan Aqoon Badan U lahayn Sharciga iyo Xeerarka Dalka U Yaal Sharciguna Waa Kay Ku Yihiin Madaxda Gobolka Ee Kale Duwan Haddii se sharciga laga soo Talaabo Waxaa Layskugug Imin doona Suuqa nina ka xooga Wayne Ee Waxaa Lagu Kale Atag yahay Waa Sharciga Lakiin Haddi uu Qofkii Madaxda ahaa Ee isagu Sharciga dhawri Waayo Waa Ayaan Daro Qarankan U soo Hoytay
Waaxan uu mujinayaa Qoraalkan Madaxdan Gobolka Saaxil ay U dirin Maxkamada Gobolka saaxil Gal dalooloyin Badan oo sharci oo ka muuqda kana marag kacaysa Aqoon la,aan Sharci iyo dhaaman Masuuliyintan oo Aan Wax Waayo Aragnimo ah u lahayn shaqada ay Hayaan Ee Qaran ku Aamiinay Waana nasiib Daro in aan  Masuulintii Gobolka Ugu Saraysaa sidan sharciga ugu tuntaan ilaalin waayaan
Tan oO kALE wAA Tii Ay Snm Ta Talowday Ee Buuraha loo galay ee laga dagaalamay hadaan Qaar Badan oganba wixii Dhacay iyo dhibta dalkan loo soo maray xoriyntood in uu qabo Geesiyaal badan Dhiigoodii  oo aynu dhigooda dhasanano
Waxaa lahaynana sharci ha la ilaaliyo Qarankun Taas ayaa U Dan ah
Ceelgarinews.com
Berbera Office