Akhriso Siro Culus: Oo Laga Helay Mus-Dambeedka Beesha Bariga Burco oo Ku Wajahan Gobolka Saaxil+Shakhsiyaadka Qaylo-doonka ah ee Dulaanka Horkacaya

0
363

Jaaliyada Beesha Bariga Burco ee Ku dhaqan Magaalada Berbera ayaa waxa iska soo dabo dhacaya Siraha Qarsoon ee ay la wadagayaan Walaalahooda ku dhaqan Gobolka Tog-dheer, islamarkaasina ay ugu qaylo-doon diranayaan,iyaga oo ku Tawawacaya inay soo xoojiyaan Dagaalka Degaameynta ee ay ka Wadaan Gobolka Saaxil, Qolka ay ku Iskugu gudbiyaan Siraha iyo Fariimaha Beelaysan ee lagu Magacaabo Mus-dambeedka ayaa Siraha laga Helayaa ay tilmamayaan inay Dulaan Qaawan ku wadaan Gobolka Saaxil,islamarkaasina ay tibaxayaan in Beesha Bariga Burco ee HJ Weligeed Degaanada ay Degto ay Dagaal iyo Rafaad ay ku Qabsan jirtay,

 

Sidaasi Daradeed Gobolka Saaxil Dagaal iyo Gurmada Badan laga Galo, Waxaana Sidoo kale Fariimaha laga Soo Xiganayo Mareegta Shabakada Facebook ay ku leeyihiin Beesha Bariga Burco ee lagu Magacaabo Mus-dambeedka ay Cadeynayaan in Beshaasi ay Geed dheer iyo mid gaaabanba u Fuushay sidii ay Degaan Rasmi ah uga Noqon lahayd Gobolka Saaxil,

 

Mubaarik Cadar Bile(Qarxiye)oo ah Wiil kusoo Barbaarey Magaalada Berbera, waxna ku soo Bartey Faraqa Hooyadii oo ka shaqeysa Dekadda Berbera ayaa waxa uu kamid yahay, shakhsiyaadka Musanowga ugu Badan kaga jira Groupkaasi,ee isagu sida Qaawan uga Dagaalamaya inuu Beesha Bariga Burco ay ku yeelato Degaan Gobolka Saaxil,isaga oo usoo jeediyey in Wariyayaal Beelaysan laga Sameeyo Gobolka, isagoo Tiriyey Wariyayaasha ka hawlgala Berbera inay Wada Ciise Muuse yihiin,marka laga Tago wiil ay isku Beel yihiin ka shaqeeya HCTV magaciisana la yidhaahdo C,kariim waxaana Fariintisaasi u dhigneydMbarak2nnnn

Jamac Cabdilaahi Biime oo ah Mulkiilaha Shabakada wararka ee Burcoonline oo isagu Mar hore u galey Cisbitaalka Maandhaye ee Magaalada Burco ayaa isaguna ah shakhsiga ugu Cunfiga iyo Cunsuriyada Badan ee inta badan Group kan ku Booriya inay ka shaqeyaan Dulaanka Beelaysan ee Beesha Madaxweyne Silaanyo ka Wado Gobolka Saaxil, Balse waxa uu hilmaamey in ilaahi Caafimaadkiisa u soo Celiyey uu Xarimay, ka shaqeynta ama kale Fogeynta Beelaha Walaalaha ah Bogan Musdambeedka ee inta badan ay Fariimaha Iskugu Gudbiyaan Beesha Bariga Burco ee Dulaanka ku ah Gobolka Saaxil ayaa waxa aanu idiinka soo gudbin doonaa Fariimo Badan oo ay ka Dhiibteen Dad iyagu waxa ku soo bartey, Ceeshna la wadaagay Dadka Degan Gobolka Saaxil, islamarkaasina qaarkood ay Xidid ay la yihiin,kuwasi oo Muujiyey Naceybka iyo Dulaanka ay ku hayaan Gobolka Saaxil.

 

 

 

 

Qore Jamac C.laahi Miigane

Migane24@gmail.com

Burco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here