war Deg Deg Shirwaynihii Labada Garab Ee Xisbiga Ucid Kala Qabsanyeen Oo Mid Xukumadu Ogaaltay Midna Goobtii Lagu Qaban Lahaa Xukumadu Ciidan Dul Dhigtay

0
288

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Shirwaynihii Labada Garab Ee Xisbiga Ucid Kala Qabsanyeen Oo Mid Xukumadu Ogaaltay Midna Goobtii Lagu Qaban Lahaa Xukumadu Ciidan Dul Dhigtay

 

Labadan shirwayne oo hore ugu kala dhawqeen faysal cali waraabe iyo jamaa; cali xuseen

 

waxa saaka si toosa hotel absatoor uga furay shirkii garabka uu hogaaminayo faysalcali waraabe oo iminka scoda

 

halka shirkii garabka jamaal cali xuseen ku qabsanyeen hotel mansoor hargaysa xukumadu ciidan dul dhigtay dadkii ku socdayna ay la kala dareeriyay

 

waxaana halkaa si cad uga muuqatay in khilaafka xisbiga ucid ee mudad dheer soo jiidramayay in xukumada somaliland hurinaysay

 

wixii warar ah ee  intaa ka soo kordha kala soc halkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here