Baligubadle: Goob Diiwaan Gelineed Oo U Xidhan Qalab La’aan

0
351
Deegaanka Kaabadda Bari oo ka tirsan Balligubadle ayaanay ka soconin diiwaan gelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka ku soo fool leh Somaliland.
Goobtan ayaa sida ay sheegeen Dad Goob Joogeyaal ahi waxa ay cilladi ku timid qalabka diiwaan gelinta, kaas oo ay dadka iyo shaqaaluba u xayiran yihiin.
wakhtiga loo qoondeeyay in ay Deegaanadda Gobolka Hawd ka socoto hawsha Diiwaan gelinta ayaa ah muddo afar maalmood ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here