Beeralayda India Oo Maalintii Afraad Dhigaya Dibadbax

0
318
Beeralayda Dalka India ee Mudaharaadka Dhigayay ayaa iska diiday in ay wada xaajood la yeeshaan Xukuumadda Wadankaasi.
Waxa ay Dalbanayaan in wax ka bedel lagu Sameeyo Xeerka Beeraha, Kaas oo ay sheegeen in uu u xaglinayo Dad Gaar ah, xaqooqdana lagu duudsiyayo.
In ka badan 20.000 Oo Mudaharaadeyaal ah ayaa xidhay Magaaladda New Delhi maalintii Afraad, halka sidoo kalena ay tuban yihin Wadada Xidhiidhisa Singhu ee Delhi-Haryana

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here