Bulshada Caasimada Somaliland Ayaa Mudaharaad Salmi Ah Ku Tageeray Go.aankii Madaxwaynaha Somaliland Ku Kala Qaaday Dorashooyinka Wakiilada Iyo Madaxtooyada Halkan Ka Akhri Xogo Ku Sahabsan Xaaladasi

0
347

Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay soo  saaka si lama filaan ah u soo abaabushey banaaan bax salmi ah oo hada ka socda agaagarka madaxtooyada gaar ahaan wasaasarada ciyaaraha horteeda.

 

dsc05824

Banaan Baxan oo ay sameynayeen dhalinyaro u badan ciyaalo iskuul ayaa waxaa uu ahaa mid lagu tageeraayey go,aankii madaxweyne siilanyo  uu ku kala qaadey labada doorasho isla markaana muddo kordhinta loo sameeyey golaha wakiilada Somaliland

 

dsc05805

Dadkan banaan baxa dhigaayey oo sida aanu kor ku soo xusney u badnaa dhalinyaro laga soo kala kaxeeyey iskuulada kala duwan ee caasimada ayaa waxaa ay sheegen in ay beesha calamka u sheegayaan in ay taageersan yahiin go,aanka madaxweynahooda isla markaana aaney ogaleen faro galin dibadeed

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here