BURCO: SHIR WAJI-KUMACASH OO LAGAGA SOO HORJEEDO SHIRKA BEESHA GOBOLKA SAAXIL EE BAXARSAAFKA OO FAASHIL KU DHAMAADEY

0
305

Burco (Ceelgardinews.com) Shir uu qaban qaabadiisa lahaa Xubin kamid ahaan jiray Guddidii horumarinta Beesha Gobolka Saaxil ee Dan-Duco  Ee Saqiirtay oo Magaciisa layidhaahdo Maxamed C/laahi Mire ayaa Saaka Ka Qabsoomey Hotel Golis ee Magalaada Burco, Shirkaasi oo ay Saxaafadu Dibad joog ka aheyd ayaa waxa ka qayb galey qaar katirsan Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Awal Bari ee Gobolka Togdheer, kuwaasi oo lagu soo martiqaadey balse aan ujeedada Rasmiga ah ee shirkaasi waxba kala socon war badana aan ka haynin.
odayaasha burco

 Shirkaasi ayaa Markii uu Bilaabmey waxa ibo Furey Ganacsade Maxamed C/laahi Mire oo isagu Odayaashani isugu Keenay Hoolka shirarka Ee Golis, ayaa hadalkiisa ku bilaabay oo yidhi “Waxan halka idinku soo Marti qaadey inaynu kawado hadalno Wacdiga imika Jira iyo sidii aynu u qaadaci lahayn Shirka Baxarasaafka ee dhawaan lagu baaqey inuu ka qabsoomo Degmada Laasgeel,oo aan u arko in aaney Dan weyn oo muhiin ahi inoogu jirin, ta kale dhawaan Waxa aanu kulaney Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo igu yidhi waxa loo bahan yahay in Beesha Ciise Muuse iyo Muuse Abokor Ee Habar jeclo, inay wado hadal u furno, si aynu uga heshiino Arrinta Dilkii Marxuum Taliye Caseyr ee bilihii inasoo dhaaftey Gobolka Saaxil kadhacay,dilkaasi oo ay u xidhxidhan yihiin Ku dhawaad 20 qof oo kiiskoodu mudooyinkii u dambeeyey uu Maxkamada Milateriga Somaliland uu ka Soc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here