Ciidamada boliska gobolka saaxil ayaa soo xidhay xubno ka mid ah gudida qaban qaabada shirka ciise muuse

0
210

 

#Laasadawaco: oo ah goobta lagu qabanayay shirka beesha ciise muuse waxa laga soo xidhay 8 xubnood oo ka mid ah Guddidii Qabanqaabada shirka
Ciidanka Booliska u dhaadhiciyeen xarunta Gobolka Saaxil ee berbera

. Xubnahaas waxa ka mida
1.Axmed Like,
2.Cabdikhaalaq, Aniis
3 A. Ciise,
4. Cabdi huruuf,
5.. Ibraahin ilkawayn,
5. Filibiini,
7. Suldaan bada cas
8 Cali faarax nuur.
Lama oga sababta, keentay xadhigan waxaan gudida qabanqaabada Shirku hore fasax uga haysteen wasaarada arimaha gudaha .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here