Hargaiasa(Ceelgardines.com) Allah How Naxariistee Waxaa Magaalada Hargaisa Xalay Ku Geeriyooday mid ka mid ah Waxgaradka Gobolka Saaxil sida Wayne looga Qadirani jiray kana mid ahaa Ganacsadda Gobolka Saaxil Marxuum Shide Xaaji Farax oo loo Yaqaanaya (Shide Yare) allah how naxariistee Waxaa uu ahaa shakhsi ku Qaali Dadka Reer Saaxil iyo Dadka Reer Somalialnd Waxaan ka mid ahaa Dadkii dhidabada u taagay Qaranka Maanta Aynu Calankiisa Hadhsananano kana soo shaqeeyaya Deb u soo Heshiinta Dalka iyo Hubka dhigistiiba alla how naxariisto Hadaba aas Qaran maanta loo Sameeyaya Hoos ka Daawo
Sign in
Welcome! Log into your account
Forgot your password? Get help
Password recovery
Recover your password
A password will be e-mailed to you.