Daawo: Abaaro 11 Habeenimo ayay Ahayd Markii uu Is taagay isku Socodka labada Daamood itoobiya Iyo somaliland ee

0
348

Wajaale (Ceelgardinews.com) Abaaro 11 Habeenimo ayay Ahayd Markii uu Is taagay isku Socodka labada Daamood   itoobiya Iyo somaliland ee Ay ka kooban tahay wajaale Kadib markii lagu war helay Daad Xoogan oo Socda Hotel Central ,Kastamka wajaale  Suuqa iyo bakhaarada ka agdow Tog Degmada wajaale Waxana Uu Daadkani Jaray Kaabada Toga Degmada wajaale

Halkani ka Daawo Sawirada iyo Vidoega Khasaaraha Dadaka ee Wajaale