Daawo:- Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo La Xidhiidha Siyaasadaha Dawladaha Somalida

0
337

Hargeysa(Ceelgardinews)Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ahaa xoghayihii hore ee warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANI hadana kamid ah siyaasiyiinta  Somaliland ee madaxa banana ayaa manta ka hadlay arimo badan oo la xidhiidha siyaasadaha dawladaha somalida.