Daawo Muuqalka:-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Magaalada Berbera Ku Qabtay Munaasibad Lagu Soo Xidhaayey Diwaangalinta Ka Soco Tay Gobolka Saaxil Oo Soo Dhamaatay

0
343

Berbera(Ceelgardinews.com)Komishanka Doorashooyinka Qaranka J.Somaliland Ayaa Hoolka Jamacada Culuumta Bada Ee Magaalada Berbera Ku Qabtay Munaasibad Lagu Soo Xidhaayey Kaadhka Qaadshada Diwaangalinta Cod Bixiyaasha Mud Bil Gobolka Saaxil Iyagoo Komishinkuna Tilmaamay In Wakhti xaadirkan Soo Dhamaatay Diwaangalintu