Daawo: Cali Maxed Cali Oo Hore Loogu Magacaabay Safiirka U Somaliland Fadhiya Itoobiya Oo Isagoo Maalin Itoobiya Tagin Mar Kale Madaxwayne Silaanyo Xil Cusub U Magacaabay

0
339

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Cali Maxed Cali Oo Hore Loogu Magacaabay Safiirka U Somaliland Fadhiya Itoobiya Oo Isagoo Maalin Itoobiya Tagin Xafiiska una SHaqo Tagin  Mar Kale Madaxwayne Silaanyo Xil Cusub U Magacaabay  Oo Magaalada Hargaysa Gudaheeda laga Qabanayo .magacaabista madaxwayne silaanyo cali maxed waran cade u sameeyay ayaa lays waydiinay sababta kaliftay isgoo shaqidii hore dayacay