Daawo: Cid aan adiga ahayni kuuma abuuri karto nolosha aad rabto Maxed Cumar

0
279

Boorame (Ceelgardinews.com) Cid aan adiga ahayni kuuma abuuri karto nolosha aad rabto. Ku tashiga cududa, cuudka iyo caqliga cid kalena waa tallaabada ugu horraysa ee jabkaaga. Adiga keliya ayaa bedbaadin kara adiga. Ku tasho awoodahaaga. Aammin in ay suurtagal yihiin rajooyinkaagu. Waayo waa suuro gal. Shuruuduse waa in aad adigu dabka isa saarto.

 

aaa