Daawo: Cuqaal Iyo Odayaal Ka Jawaabay Fariin Hore U Direen Qoyska Madaxwaynihii Somaliland

0
302

Berbera (Ceelgardinews.com)  Cuqaal Iyo Odayaal Ka Jawaabay Fariin Hore U Direen Qoyska Madaxwaynihii Somaliland Cigaal .waxaana odayaashan sheegen inaanay jirin dhul ay isku haystaan qoyska uu ka soo jeeday madaxwayne cigaal iyo iyagu