Daawo : Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Kooxdaasi Ka Saaray Fanaaniin Caan Ah , Qaar Kalana Dib Ugu Soo Celiyey

0
243

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):- Fanaatiina xidigaha Geeska oo ah koox faneed ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay goor dhaweyd kula hadleen Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa .

Fanaaniinta xidigaha geesku waxaa ay sheegen in kooxdaasi ay si rasmi ah uga sareen fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku sugneed caasimada Somaliya ee Moqdisho

 

Sidoo kale Kooxda ayaa waxaa dib loogu soo celiyey fanaanka caanka ah ee Maxamed BK oo mudooyinkan danbe kooxdaas dibada ka ahaa.

wixii ka soo kordha kala soco Ceelgardinews.com