Daawo: Guddomiye Ku Xigeenka Jaamacada Gollis Berbera Ka Jawaabay Dhaliilaha Guddomiyaha Wasaarada Waxbarashu U Soo Jeediyay Jaamacada Gollis .Sida Wax U Jiraan Sheegay

0
302

Berbera (Ceelgardinews.com) Guddomiye Ku Xigeenka Jaamacada Gollis Berbera Ka Jawaabay Dhaliilaha Guddomiyaha Wasaarada Waxbarashu U Soo Jeediyay Jaamacada Gollis .waxaanu sheegay inaanay jirin jaamacada golis meel ay ku balan qaaday kharashka ay bixinayso .Qorshe la,aanta Wasaarada Ardaydu u mudoharaaday