Daawo: Gudi Hosaadka Golaha Wakiilada U Qaabilsan Ilaalinta Iyo Daba Galka Hantida Qaranka Oo Socdaal Ay Ku Jogeen Berbera Soo Gabogabeeyay

0
389

Berbera (Ceelgardinews.com)  Gudi Hosaadka Golaha Wakiilada U Qaabilsan Ilaalinta Iyo Daba Galka Hantida Qaranka Oo Socdaal Ay Ku Jogeen Berbera Soo Gabogabeeyay . Ujeeda Socdaalka gudidan ayaa daarnaa inay u kuur galaan xaaladaha haayada dawlada gobolka saaxil ka mid yihiin  , Dekeda berbera ,wakaalada biyaha ,Haamaha Shidaalka   ,Isuduwayaasha wasaaradaha dalka u qaabilsan gobolka saaxil .badhsaabka gobolka saaxil ,warshada laydhka berbera ,Dhamaanba hayadahaasi kala duwan ayaa la kulmeen gudidan waxaana la sugi doona warbixinta ay ka soo saaran

waa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here