DAAWO : Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Jawab Ka Bixiyey Eedo Uga Yimid Jamal Cali Xusen

0
291

Hargeysa (Ceelgardinews.com):- Prof Aadan Xaaji Cali gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiska waxaa uu jawaab adag  ka bixiyey eedeymo uga yimid musharax Jamaal Cali Xussen oo ku saabsan dacwadii khilaafka UCID ee ay maxkamadu ka garnaqdey .