Daawo : Gudoomiye Cabdiqaair Jirde wax yaabaha uu ku soo kordhin doono xisbiga Waddani

0
305

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanaaysha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani dhawaan loo comaamadey in uu noqdo gudoomiyaha xisbigaasi ayaa waxaa uu ka hadley wax yaabaha uu ku soo kordhin doono xisbiga Waddani.