Daawo:-Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadley Xanuunka Laga Helay Ee Corona Virus

0
362

Daawo:-Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadley Xanuunka Laga Helay Ee Corona Virus Gudoomiye Cirro Oo Bartiisa Facebookaga Soo Dhigay Qoraalkan Ayaa Yidhi “ALXAMDULILLAAH calaa kulli xaal, maanta waxa la iga helay Corona Virus [covid19] baadhis kaddib. Waxa aan ku jiri doonaa karantiin-iskay ah oo toddoba maalmood ah sida dhakhtarku ku taliyey. Caafimaadkayguna aad buu u fiican yahay.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here