Berbera0(Ceelgardinews.com) Haweenka gobolka saaxil ayaa ka hadlaya Laba Wariye oo muddo maalin ah ku Salidhiga dhexe ee Magaalada Berbera oo lagu xidhaya Qol yar oo kooban oo lagu xidha dad dilka gaysta iyadoon loo ogalanin in ay soo Bookhdaan asxaabtood familgoog iyo reer hoodba xataa in ay suuliga tagaan ayaa laga hor joog sadaya taasin waxay ka kor imanaysaa xoriyatil qawalka iyo bilaadantinamada waxaan isla maantaba loo dhaadhiciyaya labada suxufi Xabsiga Magaalada Berbera oo ay hada ku xidhan yihiin
hadaba qaar ka mid ah haween Gobolka saaxil ayaa fariin u diray Marwada koowada ee qaran somalialnd
Warkaas oo fahafahsan hoos ka daawo