Daawo Haweenka Gobolka Saaxil oo Si adag uga Hadlay Xadhiga Xaq Darada ee Lagu Xidhay Labada Wariye Berbera Fariin u Diray Marwada Madaxwayne Siilanyo Oo Boob Ku Haysta Dhulkii Danta Guud

0
358

Berbera0(Ceelgardinews.com) Haweenka gobolka saaxil ayaa ka hadlaya Laba Wariye  oo muddo maalin ah  ku Salidhiga dhexe ee Magaalada Berbera oo lagu xidhaya Qol yar oo kooban oo lagu xidha dad dilka gaysta iyadoon loo ogalanin in ay soo Bookhdaan asxaabtood familgoog iyo reer hoodba xataa in ay suuliga tagaan ayaa laga hor joog sadaya  taasin waxay ka kor imanaysaa xoriyatil qawalka iyo bilaadantinamada waxaan isla maantaba loo dhaadhiciyaya labada suxufi Xabsiga Magaalada Berbera oo ay hada ku xidhan yihiin

hadaba qaar ka mid ah haween Gobolka saaxil ayaa fariin u diray Marwada koowada ee qaran somalialnd

Warkaas oo fahafahsan hoos ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here