Daawo:-Hay’ada Khadiija Foundation Oo Iska Fogaysay Eedaymo Loosoo Jeediyay Fariin U Dirtay Xukumada Somaliland

0
369

Hargaisa(Ceelgardinews) Gudomiyaha Hay,ada Khadiija Foundation Roda Cali Fidhin ayaa iska fogaysa Eedamo loo soo jeediyay Hay,adaas Fool xuman ku tilmaantahay in masuul umadda xil u haya uu sidaas u hadlo waxaanay sheegtay in uu albaabku furanyahay cidkasta oo waxka tabanaysa ama u baahan ma ay iska Diwaangaliyaan Xaruntaas ay Diyaar u yihiin

Warkaas oo fahfahsan hoos ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here