Daawo:- Hogaanka Sare Ee Ururka Suxuufinta Secja Iyo Badhsaabka Gobolka Saaxil Ayaa Xadhiga Ka Jaray Barkad Biyood Oo Waqaf ah Oo Ururka Suxufiyinta Secja Ka Hirgaliyeen Goobti Ilahay Ha U Naxaristee Uu Gaadigu Kula Dhacay Xogahayhii Hore Ee Suxufiynta Somaliland Maxmed Rashiid Muxumed Faarax

0
360

Berbera(Ceelgardinews.com)Badhasabka Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed ,Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Degmada Berbera Cabdikariim Aadan Cade Iyo Masuuliyinta Sar Sare Ee Ururka Suxufiyinta Ee Secja Ayaa Si Wada Jira Xadhiga Uga Jaray Barkad Biyood Oo Waqaf ah Oo Ururka Suxufiyinta Secja Ka Hirgaliyeen Goobti Ilahay Ha U Naxaristee Uu Gaadigu Kula Dhacay Xogahayhii Hore ee Suxufiynta Somaliland Maxmed Rashiid Muxumed Faarax