Daawo : Hooyo Danyar Ah Oo Hanjabaado Culus Hawda U Soo Mariyey Wasiir Ka Mid Ah Xukuumada Siilanyo Oo Hore U Duray Hooyadan

0
298

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):- Hooyo danyar ah ayaa waxaa ay hanjabaado culus hawda u soo mariyey wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane .

Wasiirka ayaa dhawaan eedeymo u soo jeediyey hooyadan danyarta ah oo iyadu sheegtay in caruurteeda iskooladii ay dhiganayeen laga soo eryey ka dib markii lacag laga dhigay.