Daawo: Maamulka Dawlada Hoose Berbera Oo DHagax Dhigay Mashruuci Ugu Horeeyay Ku Bilaabayan Mashiriicada U Qorshaysan 2017

0
375

Berbera (Ceelgardinews.com)   Maamulka Dawlada Hoose Berbera Oo DHagax Dhigay Mashruuci Ugu Horeeyay Ku Bilaabayan Mashiriicada U Qorshaysan 2017 .Mashuucan oo ah labada wado ee u kala baxa hargaysa .iyo burco waxa kale ee maamulka dawlada hoose sheegen in laba wado oo magaalada gudaheeda ahna qorshaha sanadkan ugu jirto guud ahaan mashariicada ay sanadkan 2017 fulinayaan ay gaadhay labateenyo

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here