Daawo: Madaxdhaqameedka Bariga Burco Oo Xukumada Madaxwayne Silaanyo ugu Baaqay In Heshiiska Dekeda Berbera Bulshada U Soo Bandhigto

0
252

Burco( Ceelgardinews.com) MUQAALKA: MADAX-DHAQAMEEDKA IYO WAXGARADKA BEESHA BARIGA BURCO OO XUKUUMADA MADAXWEYNE SILAANYO UGU BAAQEY INAY SHACABKA SOO HORDHIGTO HESHIISKA MAALGELINTA DEKADDA BERBERA EE SHIRKADA DUBIA PORT WORLD, SIDOO KALENA MEEL ADAG ISKA TAAGEY IN DEKADDII HORE EE QARANKA LAGU WAREEJIYO SHIRKADAASI.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here