Daawo:-Madaxweyne Mudadii Aad Xilka Haysay G Saaxil Kama Mahad Sheegen+Dhulkay Booben Labada Masuul Wataa Dabayshu Ay Riday+Madama Reer Dhan Oo Magac Leh Aad N0c0 U Adeg Satay Tariikhda Qori Doonta” Aqoonyahan Xuseen Muxumed Xaaji Cali

0
311

Aqoonyahan Xuseen Muxumed Xaaji Cali Oo Hanti Boob iyo Musuq-maasuq Ku Edeeyey Agaasimaha Diinta iyo Awqaafta Sheekh Salebaan Siciid Cali iyo Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamud Cali Salebaan Ramaax isagoo ku Edeeyey inay ku Tagrifaleen Hantidii Umada oo Ay ka Dhisteen Dhismayaal iyo Meherado Ganacsi, isagoo Aqoonyahan Xuseen Madaxweynaha ugu Baaqay inuu la Xisaabtamo oo uu ka Dabotago Hantida Umada kaga Maqan Shakhsiyaadkan uu Eedaynta usoo jeediyey  

Madaxweyne Mudadii Aad Xilka Haysay G Saaxil Kama Mahad Sheegen+Dhulkay Booben Labada Masuul  Wataa Dabayshu  Ay Riday+Madama Reer Dhan Oo Magac Leh Aad N0c0 U Adeg Satay Tariikhda Qori Doonta”