Daawo: Mareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera Oo Waraysi Gaara Siinayay Star Tv Oo Ka Waramay Xaalada Wakaalada Iyo Sharciyan Halka Ay Wakaaladu Hoos Tagto

0
353

Berbera (Ceelgardinews.com)  Mareeyaha  Wakaalada Biyaha Berbera Kayd Cabdilaahi Xandule Oo Waraysi Gaara Siinayay Star Tv Oo Ka Waramay Xaalada Wakaalada Iyo Sharciyan Halka Ay Wakaaladu Hoos Tagto oo ku tilmaamay dawlada hoose berbera in maamul ahaa ay hoostagto ,waxa kale oo ka waramay waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayay