Daawo: Maxkmada Sare Somaliland Oo Bilowday Dhagaysiga Dacwadii U Dhaxaysay Labada Garab Ee Xisbiga Ucid

0
303

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Maxakmada Sare Ee Somaliland Oo Maanta Bilawday Dhagaysiga Dacwadii’ Ka Dhaxaysay Labada Garab Ee Ay Kala Hogaaminayaan Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Jamaal Cali Xuseen’
Dacwadan OO Maanta Ka Diwanayd Tii Hore Ay U Galeen Gudida
Ansixinta Ururada Iyo Axsaabta, Ayna Ka Soo Qayb Galeen Dhagaysiga Dacwadaasi Dadwayne Tiro Badan.

 

3222