Daawo: Miisaniyad Sanadeedkii 2017 Ee Wasiir Samsam Soo Diyaarisay Oo Golihii Wakiilada Ka Dhexdhisay Dagaal Gacan Ka Hadal Ah +

0
256

Fadhigii ay saaka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa

ay xildhibaanadu kaga doodayeen odoraska miisanyada qaranka Somaliland ee sanadka 2017 oo golahaasi la hor keenay maalintii Salaasada aheyd ee todobaadkii hore .
Fadhigan  oo uu shir gudoominaayey gudoomiyaha golahaasi Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa ugu horeyn war bixin laga dhegaystay gudoomiyaha gudida dhaqalaha ee golahaasi .

 

Intaasi ka dib Xildhibaanada qaar ayaa waxaa ay soo jeediyeen in duuduub lagu ansixiyo miisanyada halka kuwa kalana ay ka hor yimadeen fikirkaasi waxaana halkaasi ka curtey khilaaf u dhaxeeya xildhibaanada labada dhinac

 

Arintani waxaa ay sababtey in xildhibaanada qaar ay gacana isku tagaan oo la kala jiido halka xildhibaanada qaar oo uu ka mid yahay Xildhiban Balaaki uu sameeyey ficilo aan mansibkiisa aheyn

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here