Daawo Mucjisada Gabadh Yar Oo 4 Jir Ah Oo Ku Hadli Karta 7 Luuqadood Oo Caalami Ah!!

0
299

Hargeysa(Ceelgardinews.com)-Angelina Bella Devyatkina oo loo yaqaano Bella waa gabadh yar oo 4-jir ah oo u dhalatay waddanka Ruushka taasi oo adduunka ka yaabisay kadib markii la xaqiijiyey in ay ku hadli karto ugu yaraan 7 luuqadood, kuwaasi oo kala ah Ingiriisi, Jarmal, Spanish, Faransiis, Chinese iyo ugu dambayn luuqadda Carabiga.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here