Berbera(Ceelgardnews.com ) Musharaxwayne xisbiga waddani Dr Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Gudomiyaha Ku Meelgaadhka Xisbiga waddani Cabdiqaadir Jirde Marwo Faduumo Siciid Ibraahim Xogahayaha Xiidhiidh Gobbolada Xamarji Xoghayaha Guud Xisbiga waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade iyo masuulin kale ayaa Kormeer ku tagay Goobaha ay ka Socota Magaalada Qaadashada Kadhka Codaynta Doorashooyinka somaliland Markii ay kormeerkaas soo Dhamaad Saxaafada la hadleen
Warkaas oo Faahfahsan Hoos ka Daawo