Daawo: Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Oo Xukumada Somaliland Ku Canaantay Ka War-Hayn La’aanta Dadkii Abaarta Bariga Soo Barakicisay

0
348

Boorame (Ceelgardinews.com) Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Oo Xukumada Somaliland Ku Canaantay Ka War-Hayn La’aanta Dadkii Abaarta Bariga Soo Barakicisay Oo Xaalkooda Laga Dayrinayo Fariina Adag Hawada Uu Mariyey.