Daawo: Musharaxiin Jagada Madaxwayne Ku Xigeen Uga Tartamaayay Xisbiga Mucaaridka Wadani Oo Sheegay In U Tanaasulen Amxed Muumin Seed

0
303

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Musharaxiin Jagada Madaxwayne Ku Xigeen Uga Tartamaayay Xisbiga Mucaaridka Wadani Oo Sheegay In U Tanaasulen Amxed Muumin Seed  Waxana ay axmed muumin seed ku tilmaameen inuu yahay ninka xiligan ugu mudan inuu jagaad qabto

siyasiyin